Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL ayaa xarunta Wasaaradaasi tababar ugu soo xidhay qaar ka mid ah shaqaalaha Dawladda hoose ee Hargeysa.