Guddoomiye ku xigeenka gobolka Maroodijeex ayaa xilkii u kala wareejiyay xoghayaha cusub ee dawladda hoose ee degmada Sallaxley iyo xoghayihii hore ee degmadaas.