Agaasimaha guud ee Wasaaradda maaliyada ayaa tababar u furay 25 ka mida ganacsatada wax ka iibisa wasaaradda maaliyada.