Wasaaradda shaqogelinta JSL ayaa kulan u qabatay shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha ajaaniibta ah ee dalka ka hawl gala.