Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Cadaalada waxa uu iska casilay xilkii hayey isagoo ka mid ahaa weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynuhu ee ku sugnaa Burco

Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuseen Laki) Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa waxa maanta iska casilay xilkii uu hayey, iyadoo Wasiirka Wasaaradda ku maqan yahay dalka.

Waxaanu Sidaa Kaga Dhawaaqay Magaalada Burco Xili Waftigii Uu Kamidka Ahaa Ee Madaxweynaha Somaliland Hogaaminayay Xadhiga Ka Jarayeen Saaka Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco Laga Hir Geliyay.

bandhige@gmail.com