Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ahaa xildhibaanada shaaciyey in ay u tartamaan jagada Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada oo haatan loo doortay Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle waxa uu ka tanaasulay tartankii jagadaasi kadib markii xisbiga Waddani ee uu ka midka yahay soo dhabar taabteen Xildhibaan Xasan Karaarama.
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo u waramay Bulsho TV ayaa waxa uu sheegay in uu dib ka hadli doonno waxyaabihii ku dhacay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan: