“Annaga Somaliland-nimadiiba waa nalaga saaray, kadib markii beelaha Gabooye lagu dari waayey Guddigii qaban-qaabada ee Madaxweyne Biix magacaabay” Boqor Axmed Ugaas Iimaan Warsame

 

Boqorka Guud ee Beelaha Gabooye Boqor Axmed Ugaas Iimaan Warsame oo shalay ka qayb galay xaflada afur ah oo xisbiga Waddani ku dabaal-degayey xuska sannad-guurada 27aad ee xuska 18-ka May.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com