“Waxa loo baahan innaga dhexdeeda xisbi ahaan wax badan baa qaldamay, in aynu inaga dhexdooduna isa saxno, oo aynu nidhaahno sida ay maanta nahay doorashada soo socota ma ku gali karnaa” Guddoomiyaha-ku-meelgaadhka ee xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde

 

Guddoomiyaha-ku-meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlayey xaflad afur ah oo xisbig Waddani ku xusayey sannad-guurada 27aad ee xuska 18-ka May ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin dagaalka Tukaraq, colaada Ceel-afweyn, xaalada Somaliland iyo in xisbiga Waddani u baahan in uu dhamaystiro maamulka xisbiga iyo sidii ay uga shaqayn lahaayeen isku xidhnaanta xisbiga iyo taageerayaasha xisbiga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com