“Waxa maanta Somaliland maraysaa in cid gaar ahi sheegato” Suldaan Cismaan Cali Madar

Suldaan Cismaan Cali Madar oo ka hadlayey xuska sannad-guurada 27aad ee xuska 18-ka May oo xisbiga Waddani ku qabsadeen hudheelka Ambassador ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha cadaalada iyo wada-lahaanshaha Somaliland ee bulshada, taasi oo uu sheegay in ay maanta Somaliland marayso in cid gaari sheegato.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: