Xildhibaan Cali Aareeye oo ka hadlayey xuska sannad-guurada 27aad ee xuska 18-ka May oo xisbiga Waddani ku qabsadeen hudheelka Ambassador ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha Tukaraq, colaad Ceel-afweyn iyo sidoo kalena dhalliilo u soo jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://www.youtube.com/watch?time_continue=22&v=bGfCY6qcXd4
bandhige@gmail.com