Ardayda Jaamacada Admas waxay hambalyo u dirayaa Guddoomiye-ku-xigeenka cusub ee Ardayada Jaamacada

 

Ardayda Kuliyadaha Kala duwan ee jaamacadda ADMAS oo Hambalyo balaadhan u diray Guddoomiye-ku-xigeenka Ardayda Jaamacada ADMAS oo loo doortay Axmed Faarax Ibraahim oo helay 15 Cod halka uu helay Guddoomiyaha ardayda Jaamacadduna 20 cod.

Axmed Faarax Ibraahim wxuu ka mid yahay dhallinyaradda inta badan u dhaq-dhaqaaqda horumarka dhallinyarada ayaa ku suntan hawlkarnimo daacad iyo waliba keenista qorshayaal dhaxal gal ah oo taaba gala waxaana ka mid ah isku xidhka ardayda jaamacada, samynta habeenka hibada ardayga,taaba galinta mashaariic dhaqaale iyo waliba qorshayaal badan oo lagu kobcinayo ardayda.

Axmed Faarax Ibraahim oo ka tirsan kuliyada Economics ka ayaa waxa hambalyo kal iyo laab ah u diraya guud ahaan Ardayda wax ka baratay jaamacada ADMAS, gaar ahaan kuliyadaha:-

Dhaqaalaha

Culuumta Horumarinta Kombiyurerada

Xisaabaadka

Nashqadaynta Guriyadaha Iyo Magaalaynta

Caafimaadka

Horumarinta Bulshada

Kuwaasi oo dhamaan tood hambalyo u diray gudoomiye ku xigeenka ardayda jaamacada ADMAS  Axmed Faarax Ibraahin.

bandhige@gmail.com