Badda Berbera oo liqday afar qof

Arday ka tirsan dugsiga Hargeisa International School oo ku yaala Hargeysa ayaa dalxiisa gaaban oo ay ku tageen Berbera ayaa waxay badda Berberi liqday afar dhallinyaro ah oo ka tirsanaa ardayda dugsigaasi oo ku dabaalanay badda.

Afartan arday ee ku dhintay badda ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin:

  1. Axmed Haybe Cabdi
  2. Siciid Cismaan Maxamed
  3. Xasan Cismaan Axmed
  4. Cismaan Maxamuud

Si kastaba ha ahaatee wali haatan kamay hadal maamulka dugsigu ardaydan geeriyootay ee baddu liqday, waxaana haatan la filayaa in Hargeysa loo soo qaado maydadka ardaydaasi baddu liqday.

bandhige@gmail.com