Badhasaabka Gobolka Hawd wuxu shir la yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baligubadle

 

Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa  Maanta Xafiiskiisa Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Shir kula Yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baligubadle.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com