Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo safar shaqo ku Maraya Gobolka Hawd ayaa Soo Kormeeray Goobo ay ka mid yihiin Jeelka iyo Maxakamada Gobol Degmo ee Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.com