Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI waxay fadhi ay yeesheen xilkii kaga qaadeen Xoghayaha Guud Uurcadde

 

Shir ballaadhan oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay cod gacan taag ah ku ansaxiyeen in ay xilkii Xoghayenimo ay ka qaadeen Xoghayhii guud ee Xisbigaasi Maxamed Cabdillaahi Uurcadde.

Xil-ka-qaadista lagu sameeyay xoghayihii guud ee xisbigaasi ayaa ka dambaysay khilaaf maalmahan ka dhex taagnaa hoggaanka sare ee xisbigaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com