Cabdirashiid Qalinle oo sawir gacmeed ka sameeyey dagaalkii Shirguddoonka Wakiillada

Farshaxanka caanka ah ee reer Somaliland Cabdirashiid Muxumed Qalinle ayaa sawir-gacmeed ka sameeyey gacan-ka-hadalkii maanta Golaha Wakiillada ku dhex maray shirguddoonka. Haddii aad rabto in aad ka falceliso sawirkan, Cabdirashiid waxad kala xidhiidhi kartaa:

qalinlecartoons@gmail.com