Cabdirashiid Xasan Mataan waxa uu shaaciyey in uu ku biirayo xisbiga Kulmiey 

 

Cabdirashiid Xasan Mataan ooh ore iska casilay xisbiga oo Waddani oo uu ahaa Xoghayihii Warfaafinta ayaa waxa uu shaaciyey in uu ku biirayo xisbiga Kulmiey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com