Carada ayaan dhunkannay ( We kissed the ground ) waa sheeko murugo leh oo ku saabsan tahriibka iyo dhibtiisa waxaa sheekadan ay ku dhacday oo ka warama Maxamed Xuseen Geeldoon waxaan la habeeyey oo uu uga waramay Alle ha u naxariistee Siciid Maxamed Daahir oo ka tirsanaa Macadka Dooxada Rift ( Rift Valley institute) waxaan sheegada qoray oo Af Soomaali iyo English ba ku qoray Cumar Cali Cabdilaahi ( Cumar Dheere).
sheekadan ayaa noqotay mid aad u xiiso badan oo ka hadlaysa khatarta uu leeyahay tahriibku iyo dhibaatooyinka kala duwan ee ku gadaaman safarkaas halista badan ee u dhaxeeya Soomaaliland, Itoobiya, Suudaan, liibiya, Saxaaraha weyn ee woqooyiga Afrika iyo bada Midatarniyaankaba.
Sheekadaas oo faahfaahsan waxaad ka heli kartaa halkan hoose: