Carruurtaada salaada ma ku kari wayday, daawo sheekadan oo baro ducadan Sheekh Siciid Cali Axmed

 

Salaada oo aanay carruurtu tukanin waa mushkilad ku wayn waalid kasta oo Muslim ah. Waxaan halkan idiinku soo gudbin sheeko dhab ah oo dhex martay hooyo gabadheedii ugu taag wayday salaada iyo hooyo kale oo ay aad ugu fududaatay in ay carruurteeda u fududaato tukashada Salaadu.Talooyinkaa ay is waydaarsadeen iyo sidii ay mushkiladaas u xaliyeen.

Halkan hoose ka daawo sheekada qisadan:

bandhige@gmail.com