Cawayska Culimada

 

Barnaamijka Cawayska Culimadu waa barnaamij wacyi gelin ah, oo daawasho ah, waa barnaamij lagu soo bandhigayo qaybo ka mid ah sooyaal nololeedka, fikirka iyo waayo aragnimada culimada dalka. waa barnaamij la isku barayo bulshada gaar ahaan dhallinyarada iyo culimada ummadda. Waana barnaamij la baahin doono bisha barakaysan ee Ramadan Insha Allah.

Waa Barnaamij cid kasta u furan oo aan ugu talo galnay cid kasta oo wanaagga iyo khayrka nagala qayb qaadanaysa.

Filo dhowaan barnaamijyada dhawaan:

Xamse Cumar Kujoog

Daadihiyaha Cawayska Culimada