Ciidanka Dab-demiska Somaliland waxa Taliye-ku-xigeen loo magacaabay Cabdi Xamiid Faarax Iidle

Cabdi Xamiid Faarax Iidle ayaa waxa loo magacaabay Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Dab-demiska Somaliland.

Taliye  Cabdi Xamiid ayaa intuu uu ka tirsanaa ciidanka dabdemiska waxaa uu muujiyay dadaal iyo karti iyo firfricooni dheeraada waxaana uu ku mutaysatay darajadaa dadaalkaa uu sameeyay.

Taliye Cabdi Xamiid Faarax Iidle ayaa muddo tirsanaa ciidanka dab-demiska qaranka jamhuuriyada Somaliland isagoo aqoon iyo khibrad badan ba u leh ciidanka dab-demiska.

bandhige@gmail.com