Ciyaartoyda ka qayb galaya tartan oradka oo diwaangelintooda laga bilaabay Hargeysa

Ciyaartoyda ka qayb galaya tartan oradka oo diwaangelintooda laga bilaabay Hargeysa
Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee Somaliland oo kashanaya wasaaradda dhalliyarada iyo ciyaaraha Somalind ayaa shaaciyay tartan dhinaca orodka ah

Tartan dhinaca orodka ah ayaa waxaa ka qayb gali doona cid kasto oo leh hibada orodka waxana socoto diwaan galinta orod yahanada Somaliland.