Culimadii uu laayey cilimigu waxaynu ugu horaysiinaynaa Caalimkii weynaa ee Jaaxidul Kinaaniyi waxa uu ka mid ahaa aqoonyahanadii noolaa cahdigii dawladdii Cabaasiyiinta waxa uu ku dhashay oo ku dhintay Magaalada Basra, isagooย ahaa nin jecel akhriska si weyna u daalacan jiray culuunta.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Culimadii uu dilay Cilmigu:
https://www.youtube.com/watch?v=6ypWHt0s8Ss&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi