Curyaan 12 Shahaado Sita oo 5 sanno shaqo raadinayay.

Sulayman Maxamad Xasan waa muwaadin ka mid ah kuwa naafada ah ee ku nool hargaysa. Sulaymaan wuxuu haysta in ka badan 12 shahaado oo iskugu jira Diini Iyo Maadi.

ย Halkan ka daawo warbixin muqaal ah oo Horn Cable Tv ka diyaaraisay.