Daawo: Khudbada Madaxweyne biixi ka jeediyay Dhagax dhiga Berbera Corridor

Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland oo khudbad ka jeediyay Dhagax-dhigga mashruuca weyn ee Berbera Corridor oo munaasibad ballaadhan loogu qabtay duleedka Bari ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa waxa hadaladiisi ka mid ahaa

โ€œJidkani waxa uu noqonayaa mid sii xoojiya, is-kaashigii taariikhiga ahaa ee dhinaca ganacsiga ee soo jireenka ahaa, waxana aannu rajaynaynaa inay korodho isdhexgalka dhaqaale marka uu mashruucani dhammaado.โ€

Halkan ka daawo khudbada madaxwaynaha oo muuqaal ah.