Dalladda SONYO oo xustay Maalinta Socdaalka Adduunka

Dalladda Dhallinyarada ee SONYO ayaa maanta xustay Maalinta Socdaalka Adduunka iyadoo la kaashanaysa hay’adaha IOM iyo GIZ.

Munaasibad si weyn looga soo qayb-galay ayaa lagu qabtay Maansoor ayaa lagu falanqeeyey dhibaatooyinka tahriibka iyo sida looga hor tagi karo.

Hoos ka daawo muuqaalka munaasibadda Maalinta Socdaalka Adduunka.