Dawlada Kanada waxay xeerka qoyska shuruuda ah in ay wada noolaad lamaane kast oo isku qoys yagleeya

 

Wasaaradda Sinjiyada iyo Socdaalka ee Kanada ayaa sharuud ahayd in lamaanaha isku soo biirey ay wada noolaadaan ugu yaraan muddo 2 sanno ka saartey qodobada laga doonayo in ay buuxiyaan qoysaska isku soo biirayo.

Wasaaradda ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtey 28-kii bishi hore, in ay shuruudaasi khatar ku tahay sinaanta qoyska isla markaasna ay khatar ku keeni karto qaar ka mid ah dadka lla keeno

bandhige@hotmail.com