Dhallinyaro abaabulan ayaa waxay burburiyeen xarunta xisbiga Kulmiye ku leeyahay degmada Macalin Haaruun

 

Koox dhallinyaro abaabulan ayaa waxay burburiyeen xarunta xisbiga Kulmiye ku leeyahay degmada Macalin Haaruun ee magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com