FAYOQABE โ€“ Daaweynta iyo ka-hor-taga shuban-biyoodka

 

FAYOQABE waa barnaamijka caafimaadka ee uu bulshada la wadaago Wadaag TV.

Xalqaddii 1aad ee barnaamijka FAYOQABE waxa ku soo qaadanaynaa Daaweynta iyo ka-hor-taga shuban-biyoodka, iyadoo wakhtig xaadirkan shub-biyoodku ka jiro gobollo ka mid ah Somaliland.

Barnaamijkan waxa aanu ku waraysanaynaa Dr. Aadam Haybe Faarax oo muddo ku shaqaynayey Cisbitaalka Guud ee Hargeysa iyo qaar gaar loo leeyahay, sidoo kale u shaqeeya Haโ€™yadda Qaramada Midoobay ee UNFPA.

Dr. Aadam wuxu faah-faahin ka bixin doonaa waxa uu yahay shuban-biyoodku, qaababka ugu wanaagsan ee looga hortago iyo daaweyntiisaba.

Daawasho wacan:

bandhige@gmail.com