FBI waxay baadhaysaa weerarkii Masjidka Darul Faruq ee gobolka Minnesota

 

Hay’adda danbi-baadhista Maraykanka ayaa sheegtay in ay bilowday baadhitaan ku saabsan qarrax aroornimadi hore ee shalay (Sabti) lala beegsaday masaajidka Darul-Faruq ee magaalada Bloominton ee gobolka Minnesota.

Muslimiinta iyo dadka heysta diimaha kale ee dagan magaalada Bloomington ayaa shalay isugu yimid banaanka masaajidka, halkaas oo ay si wada jir ah ugu cambaareeyeen qaraxi loo geystay masjidka.

bandhige@gmail.com