Gamaal Baaxad ayaa Cafis Waydiistay Madaxwaynaha iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka

Gamaal Baaxad oo Saaka Shir Jaraa’id Ku Qabtay Miiska Saraakiisha Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Cafis Waydiistay Madaxwaynaha Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka.

Halkan Ka Daawo Warbixin Uu Tv-ga HORN CABLE ka Diyaariyay.