Gantaalaha ugu ridada dheer saanadda Ciidamada

Barnaamijka xogta dahsoon oo ka baxa TVga Qaranka Somaliland ayaa waxa uu barnaamijkan ku soo qaadanayaa weriyuhu shanta gantaal ee ugu ridada dheer sawaariikhda qaybta ka ah saanadda millateri ee ciidamada, gaar ahaan dalalka waaweyn ee caalamka.Gantaalahaasย oo xambaari kara madaxyada nugliyeerka isla markaana dagaal socda ku soo gebagebayn kara muddo 30 daqiiqo ah.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

 

bandhige@gmail.com