Garabka Haweenka Kulmiye ee Burco waxay qabsadeen munaasibad ay ku shaacinayeen qaabkii ay kambaynka u gali lahaayeen

 

Wasiir-ku-xigeenka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland, Badhasaabka Gobalka Togdheer Iyo Masuuliyyinta Xisbiga Kulmiye ee Gobalka Togdheer ayaa ka qayb galay munaasibaday haween weynaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer ku muujinaayen sida ay ugu diyaar garoobeen ololaha doorashada madaxtooyadda ee fooda inagu soo haysa.

Gudoomiyaha garabka haweenka Ee xisbiga kulmiye iyo xubno kale oo ka mid ah haweenka xisbiga kulmiye ee gobolka Togdheer oo munaasida ugu horayn ka hadlay ayaa aheegay in ay door muhiima ka qaadanayaan sidii uu mar labaad Xisbiga Kulmiye ugu guulaysan lahaa hoggaanka Dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com