Golaha Guurtidu waxay guddi u saareen ka soo talo bixisa muddo kordhinta Madaxweyne Siilaanyo

 

Guddoomiyaha Golaha Guurti Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu  maanta Guddi u saaray ka soo talo bixisa muddo kordhinta la doonayo in loo sameeyo xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Maxamuud Maxamed “Siilaanyo”.

Sida ay soo tebiyeen illo wareedyo ayaa waxay tibaaxayaan in uu ay Guurtida la hubin muddada ay kordhin doonaan iyadoo hore saddex xisbi ugu heshiiyeen in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo loo kordhiyo muddo 6 bilood ah abaarta jirta awgeed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=nQVTkd16SSg

bandhige@gmail.com