Guddida Abaaraha heer qaran waxay maanta ku dhawaaqeen gurmad balaadhan in loo fidiyo dadka iyo duunyada ku tabaalaysan gobolada Bariga Somaliland

????????????????????????????????????

Guddida Abaaraha heer qaran waxay maanta qasriga Madaxtooyadda kaga dhawaaqay gurmad balaadhan in loo fidiyo dadka iyo duunyada ku tabaalaysan gobolada Bariga Somaliland.
Guddida oo maalmihii u dambeeyey shirar ku jiray ayaa maanta soo saaray qodobo muhiima oo lagaga hawlgelayo abaarta baahsan ee taabtay shacbiga iyo duunyada ku dhaqan qaybo ka mida dalka

Halkan hoose ka daawo baaqa guddida abaaraha:

 

bebandhige@gmail.com