Guddida maamul (Stearing Commitee) ee mashruuca Korontada baanka adduunku ka maalgelinaayo Somaliland ayaa….

kulankoodii saddex biloodlaha ahaa saaka ku yeeshay xarunta wasaaradda tamarta iyo macdanta.

Kulankan ayaa lagu dersay halka uu mashruucu maraayo sidoo kalena lagu qiimeeyey wixii mashruuca u qabsoomay sanad kii dhamaaday isla-markaana hawlqabadka sanadkan cusub 2024 lagu ansixiyey.

Kulanka waxa shir Gudoominayey Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Waxaanna Goob joog ahaa.

Wasiir wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda.

Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Macdanta

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Degaanka.

Duqa Caasimadda Hargaysa

Agaasimaha Waaxda Tamarta iyo Shaqaalaha Mashruuca Baanka Aduunka.

 

 

 

Xigasho:Telefiishanka Qaranka JSL

Bandhige@gmail.com