Guddida Talo iyo Tawfiiq oo ay ku midoobeen qaar kamida Bulshada degta Gobolka Saraar ayaa dhismaha Markis cusub ka dhagax dhigay Deegaanka Carmo Garaad.