Guddidii golaha guurtida Somaliland u saaray naaqishaada Xeerarka isa-saarka doorashooyinka ayaa maalintii labaad ku guda jira hawlihii goluhu u igmaday.