Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa si rasmiya xilkii ugu kala wareejiyay isu-duwii hore ee Wasaarada Hawlaha guud dhulka iyo guryeynta iyo isu-duwaha cusub ee Wasaaradaasi.