Guddoomiyaha Golaha Wakiilada waxa markale ku celiyey in uu bannayno jagada Guddoomiyaha Wakiilada balse ma uu sheegin wakhtiga rasmiga ee uu banaynayo

 

Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna Guddoomiyaha iyo musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi โ€œCirroโ€ ayaa waxa uu maantaย sheegay in uu ka banaynayo jagada Guddoomiye-nimada Baarlamaanka balse ma uu caynin wakhtiga rasmiga ee ke degayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada.

Sidoo waxa uu ka qayb galay dhagaysiga dacwada laba masuul oo Waddani ka tirsan uga socotay maxkamadda taasi oo wali dhagaysigeedii socdo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com