Guddoomiyaha Xisbiga UCid ee Gobolka Gabiley wuxu dhaliilay Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo lambarka cusub ee taarikada gaadiidka dadweynaha 

 

Guddoomiyaha Xisbiga UCid ee Gobolka Gabiley wuxu dhaliilay Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo lambarka cusub ee taarikada gaadiidka dadweynaha oo ku salaysan Goboladii hore ee lixda ahaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com