Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng faysal Cali Waraabe iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar dheer ku soo marey Deegaamo badan oo hoostaga Gobolka Hawd gaar ahaana kuwa ku teedsan xuduudka Somaliland iyo Itoobiya kuwaasi oo si diiran loogu soo dhaweyey.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:ย
bandhige@gmail.com