Musharaxiinta Xisbiga WADDANI waxay kala qayb galeen dadweynaha Boorama maalinta labaad ee ololahooda

 

Musharaxiinta Xisbiga WADDANI waxay kala qayb galeen dadweynaha Boorama maalinta labaad ee ololahooda, kumanaan taageerayaasha xisbiga Waddani ah ayaa dhammaan magaalada Boorama maalintii labaad isku soo baxay si ay u muujiyaan taageerada xisbigaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com