Guddoomiye Cirro wuxu baaq nabadeed u diray beelaha dirirtu ku dhex martay Ceel Afweyn, wuxuuna ka hadlay Tuka-raq

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa baaq u diray beelaha ku diriray deegaanka Ceel-Afweyn. Guddoomiyuhu wuxu sidoo kale ka hadlay duulaankii ay  dhawaan Somaliland Tuko-raq kagala wareegtay dawladda Puntland. Hoos ka daawo muuqaalka hadalka Guddoomiyaha Waddani.