Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Kulmiye oo Kulan la qaatay Madaxdhaqameedka Gobolka Gabilay

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa shalay kulan la qaatay Madax-dhaqameedka Gobalka Gabilay iyo Bulshada Degmada Arabsiyo.

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa Kulankan is-xogwaraysiga ah ee uu la qaatay madax-dhaqameedka reer Gabiley iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmada Arabsiyo.

Sidoo kale Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa waxa uu safar ku soo maray magaalooyinka Arabsiyo Gabiley iyo Wajaale ayaa waxa kulamo la qaatay ee qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan Magaalooyinkaas.

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan

Bandhige@gmail.com