Guddoomiye-ku-xigeenkii Ururka NOW waxay iska casishay xilkii iyo xubinamadii Kulmiye

Guddoomiye-ku-xigeenkii Ururka NOW Yurub Abiib Cabdi, kana mid ahayd xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxay maanta iska casishay xilkii ururka NOW iyo xubinnimadi xisbig Kulmiye.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com