Guddoomiye UCID waxa uu dhalliilay hoggaamintii Guddoomiye Cirro ee Golaha wakillada muddadii 12-ka sanno ahayd

 

Guddoomiye xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe waxa uu dhalliilay hoggaamintii Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” muddadii 12-ka sanno ahayd ee uu xilka hayey.

Waraysi gaar ah uu Eng. Faysal Cali Waraabe siiyey Telifishanka Horn Cable TV ayuu kaga waramay, waxyaabaha uu ku dhalliilayo Guddoomiye Cirro.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com