Guddoomiye Waddani ee Gobolka Awdal wuxu saluug badan ka muujiyey magacaabista Guddiyo uu magacaabay Guddoomiyaha Waddani oo ku sugan xajka 

 

Guddoomiye Waddani ee Gobolka Awdal Cabdikariim Muuse Maal wuxu saluug badan ka muujiyey magacaabista Guddiyo uu magacaabay Guddoomiyaha Waddani oo ku sugan xajka.

Guddoomiyuhu wuxu sheegay in ay xisbiga Waddani oo uu doorbidayey in uu waddanka isbedel ku keeno wuxu sheegay in aanay jirin wax isbedel oo ay bulshada u bandhigaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com