Guddoomiye-xigeenka Kulmiye ayaa kormeer ku soo maray goobaha ay ka socda an bixinta kaadhadhka codbixintu

Gudoomiye-xigeenka Xisbiga Kulmiye Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa kormeer ku soo maray meelo ka mid ah xarumaha ay ka socoto hawsha kaadh qaadashadaa ee Gobolka Maroodijeex.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose.