Gudida Diwaan galinta ururada iyo asxaabta Qaranka Somaliland ayaa waxay digniin u direen garabyada isku haya xisbiga UCID.
Guddoomiyaha gudidaasi Cabdirisaaq Ciyaale oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in aanay sharci ahayn qabashada labada shir ee ay ku kala dhawaaqeen labada garab ee ay kala hogaaminayaan Guddoomiyaha xisbiga UCUD Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxwayne ee xisbigaasi Jamaal Cali Xusseen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=LTncxqXG3bk